Welcome to my Guestbook!

- 12/06/00 09:23:29

Comments:



abdirahman tarambi - 12/06/00 09:22:55
My Email:abdirm@mail.espoo.fi
Where are you from?: from elbur
Telephone: 358.9. 3474042

Comments:
Saaxiib aad baan ugu faraxsanahay horumarka aad gaartay. ps. waxaan kaala soo xiriirayaa magaalo la yiraah helsinki sababta aan kuula soo xiriiray waa anigoo kabaxay dugsiga farsamada gacanta eexamar 1985-86 laakiin hada waxaan bartay social and healthcar oo heer jaamacada marka waxaan kuu rajaynayaa inaad meeshaada kasii wado waxbarashada rabadaan wanaagsan.



abdirahman tarambi - 12/06/00 09:08:24
My Email:abdirm@mail.espoo.fi

Comments:



abdirahman tarambi - 12/06/00 09:06:30
My Email:abdirm

Comments:



abdirahman tarambi - 12/06/00 08:59:12

Comments:



Hilma - 11/12/00 16:59:54
My Email:mazarinen100@hotmail.com
Where are you from?: Sweden

Comments:
Hi! My name is Hilma. I found your homepage at mogadiscio.com I'm doing a countrystudy about Somalia in school. I'm looking everywhere on Internet to find pictures to put in my rapport and I thought that maybe you could help me. Thanks. /Hilma. Please send me an email if you can help me.



REHEL - 11/11/00 20:37:34
My Email:PATRICKREHEL@VOILA.FR
Where are you from?: FRANCE

Comments:
Ancien instituteur à Djibouti, français, je recherche un collaborateur habitant Djibouti (nationnalité indifférente ) pouvant me permettre éventuellement contre rénumération de retrouver un ami habitant sur Djibouti . Juste avoir de ses nouvelles. Ecrire à PATRICKREHEL@VOILA.FR ou Monsieur REHEL Chez Mme REL, 3e étage 483 littoral Frédéric Mistral 83000 TOULON FRANCE



- 11/09/00 13:48:41

Comments:



AISHA FARAH - 10/30/00 06:05:27
Where are you from?: SOMALIA
Telephone: 9722487036

Comments:



mahamed - 10/16/00 10:28:21
My URL:http://www.mahamed.subnet.dk
My Email:kingmahamed@hotmail.com
Where are you from?: somalia
Telephone: .......

Comments:
it cool hompage i hope you will se my hompage



sayid - 09/30/00 10:54:04
My Email:sayidx@hotmail.com
Where are you from?: somalia
Telephone: 45-22 29 30 77

Comments:
Saaxiib waan kuugu hambalyaynayaa waxbarashadaada waxaana rajeynayaaa in aad wax ubaratay dadkaaka iyo dalkaaga(soomaaliya),waxaan kaloo kuu sheegayaa in isku xaafad aheyn balse aanan hada ku xasuusan karin waxaanse lahayn farmashiye baar caasha ku dhaganaa,waxaan deganaa iskool muuse galaal iyo axmed gu ey dhexdooda.Waxaan rajeynaa in xusuustii wax kugu danbeeyaan. Hadda waxaan deganahay Denmark waxaana imid 1994,kahor waxaan wax kabaranaayay dalka Liibiya sanadadii 1989-1993. Waxaan bartay LINGUESTIC(arabic.english.france) Mahadasanid halagu maqlo.!!!



bahdoon - 09/05/00 17:07:43
My Email:mohamedo.@.uio.
Where are you from?: somalia
Telephone: 22194091

Comments:
sambuusi runtii waan ku farxay markii aan arkay bayjkaagan.waxaan filayaa hadii Illaah idmo inaan kula soo xiriiri doono,sidaas iyo nabadgelyo.



damey - 09/04/00 10:38:44
My Email:damey @hotmail.com
Where are you from?: celbur

Comments:
waan ku salamaya bye bye



damey - 07/27/00 12:05:18
My Email:damey@hotmail.com
Where are you from?: celbur

Comments:
you have done agood job



axmed maow - 07/20/00 10:11:47
My Email:axmed2001@hotmail.com
Where are you from?: oslo

Comments:
sanbuusi salaanta ayaa kula dhaafiwaayey



abdulaziz gurhan - 07/05/00 15:42:24
My Email:gurxan15@hotmail.com
Where are you from?: danmark
Telephone: 4566176258

Comments:
salaanta muslimka kabacdi war sanbuusow warkaaga hala helo wax badan ayaa lagu baafiyey laguna soo heli wayey maantase adigii baaba leh war i arkaay......



Ali Ismaciil Sheekh Nur - 07/04/00 21:27:42
My Email:Hankool@hotmail.com
Where are you from?: Qurdhubaanle
Telephone: 47-98872837

Comments:
Sanka Salaanta Islaamka ee Qaaliga ah kadib Waa markii kowaad ee aan si lama filaan ah ula kulmay bogga qurxda badan ee aad soo dhistay, waxaan jeclaan lahaa in aad markale dib ugu noqoto, ama updating, aad ku samayso, si loogu soo xirmo logana dhigo xaru ay saaxibadaa ku kulmaan kuna kala bedeshaan ama ku kala helaan salaamaha laysla soo gaari waayay.....Waxaan akay ikhiyaar ay tobonaan sano kahor iigu dambaysay, waan salaamayaa mar kale dhamaantood.. waxaan adiga iyo ayagaba u rajeynaa goooooooooooood f uuuuuture ..... dhaaman inta i garanaysa iyo saaxiibada kaleba kulan dambe oo xiiso leh..haaa det braaa.



hadhiye - 06/28/00 05:36:34
My Email:hadhiye@mymailstation.com
Where are you from?: somalia. las anod
Telephone: 408 5786496

Comments:
I have nathing to say that much.coz I am new to participate of chating.but I am very very proud of you. because when I see some somalian young who have open minded, I mean educated I loved them.coz they will be a leaders of today and tommorow. so keep goi g that path.



abdulkadir roble - 06/08/00 11:48:19
My Email:abdulkadirmuhudinroble@usa.net
Where are you from?: xararyaale
Telephone: 33310477

Comments:
salaan wacan iga gudoon.



C/xakin cali salim - 05/26/00 06:38:05
My Email:advsier15@hotmail.com
Where are you from?: Sweden (Borås)
Telephone: 0094633132979

Comments:
Assalamu Calaykum. Det var roligt att se din sida, sarskild du som bor i Norge. Jag skulle bara säga keep it up. Am sure you don't know me but i gotta brother from Hawlwadaag by the name Moxamed Guuled (shiina), currently living in Oslo. Vi hörs. Salamu calaykum



- 05/08/00 17:17:12

Comments:



Abdalla Alawi - 05/08/00 17:16:55
Where are you from?: Yemen
Telephone: 358 2 2430841

Comments:
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay sawirka aad aad soo gelisay ee suuqa xoolaha iyo masjika arbaca rukun.



John Modricker aka Farrah - 05/06/00 11:31:27
My Email:mugera@hcslink.com
Where are you from?: USA, Somalia, Ethiopia, Kenya, Aden
Telephone: 7653483022

Comments:
Hi - maybe I should say "Nabitt miya" I lived in Somalia until I was 17 then returned to USA. I collected stamps when I was a youth and continue to try to expand my Somali postage stamp collection. Any time I "meet" a new Somali via the internet I ques ion them as to there help with this. I have forgotten most of my Somali language over the years, so if you respond, please do so in English. Good luck.



Abdulwahid mudei - 04/30/00 21:00:46
My Email:RagheBashir@e-mail.msn.com
Where are you from?: Somalia USA
Telephone: 414-271-1655

Comments:
Congragulation. I gues you did a hard working jop for your web page and keep doing for it.



Abdinasir A. Tarabi U. - 04/16/00 23:00:58
Where are you from?: Norway
Telephone: 4722272852

Comments:
Walaal Sambuusi waxaan salaan ka dib aad ugu faraxsanahay, homepageyjka quruxda badan oo aad furtay. Igana guddoon hambalyo, sidaas iyo nabad gelyo. by. Ugaaska.



Abdinasir A. Tarabi U. - 04/16/00 22:56:25

Comments:



abdirahman - 04/14/00 17:13:07
My URL:/sahid82/index.html
My Email:sahid82@hotmail.com
Where are you from?: somalia
Telephone: (416)746-9945

Comments:
hi man. first my name is at the top second i am asking you a fever, please send me e-mail that you are pretending you're in somalia there is one reason i am asking you that is i am 15 years old brother who live in canada and i am doing project in the school so if you send me it will be please to you and me thank you very much also check my webpage i wrote for you at top bye waiting you as soon as one week please thanx again



Abdulwahid Yassin - 04/06/00 12:41:15
My Email:abdulwahid.yassin@organizer.net
Where are you from?: Ceelbuur
Telephone: 51532760

Comments:
Mahamed hassanow waxaad u geftay magaaladii aad ku dhalatay, Waxaan kaa rajeynayaa in aadan ku magacaabin ceelbuur magaalo yar, oo aad ku sheegto magaaladdda ay tahay. magaaladda ceelbuur waxey kamid tahay magaalooyinka ugu faca weyn Soomaaliya ee sidaa u ogow.



abdulkadir muhudin roble - 04/03/00 09:38:05
My Email:roble@usanet
Where are you from?: norwey
Telephone: 33310477

Comments:
Salaan. waan kugu hambalyaynaa sida wanaagsan ee aad u sameeysay homepagka, fadlan anagana naga caawi sidii aan ku sameesan laheen, xaaskii ma kuu timid warkaagii waa la waayey, waa saaxiibkaa Roble.



fuad a.karim - 03/01/00 10:52:11
Where are you from?: somalia

Comments:
I would like to congratulate you of this amuzing wab side which empressed me. It is realy wounderful and i dream about having one like it. I can say you are a man with vast knowledg. Keep the good effort.



- 01/11/00 13:18:58

Comments:
walaal waan ku salaamey salaan ka dib waxaan sida aad aragtaaba aan soo booqday bogaaga aad martida ugu talo gashey sidaa darteed waxaan kuu rajeynayaa horumar inta aad joogtid iyo in ka badan aad ayaan u jeclahay qofka wax barta. bye:



sarah - 01/10/00 13:03:01
My Email:fugess_59@yahoo.com
Where are you from?: England

Comments:
nice picture of your family I hope answer me bace soonnnnnnnnnnn take care now happy Eid Beye



Abdullahi Sabaah - 01/04/00 17:14:40
Where are you from?: Dubai, U.A.E
Telephone: 971506440988

Comments:
Hai, Excellancy Thanks More then i can say Runtii waxaad qabatay wax wayn waana kuugu hanbalyeynaa balse waa suaal Suura gal ma tahay in aad dood noo furto ku saabsan " sidee xal loogu heli karaa xaalada somaliya " Mahadsanid Mar labaad thanks.



Abdul - 12/20/99 22:54:30
My Email:abdul_23@hotmail.com

Comments:
you have done a great job on your home page keep it up and also those pictures of our country you have in there makes nice too peace



haboon - 11/24/99 12:58:40
Where are you from?: finland

Comments:
walaal wuu qurux badan yahay pagekaaga waadna dadaaleysaa



Abdullahi "morgan" - 11/15/99 17:32:43
My Email:rageabdul61@yahoo.com
Where are you from?: finland

Comments:
Dear Sambuusi, Salaan ka dib waxaan filayaa in aadan u baahneyn is sharrax aan is sharraxo, ee bal waxaad iiga warrantaa Oslo ? Salaan iga gaarsii dhammaan asaxaabtaada aniga waxaan kuu joogaa Finland, nasiibwanaag shaqo ayaan helay. waa eeboowgaa Abdullahi "morgan"



casho - 09/24/99 20:58:34
My Email:casho20@homail.com
Where are you from?: ceel.buur
Telephone: 517 222 5421

Comments:
my gbkldgakjslgfkjasdf fbkjdahflkjdhsafkjhdslkjf dfggfkjdagvkfjgdjkfgikjdsfdfn



- 09/22/99 08:29:22

Comments:



ahmed jama shabeel - 09/20/99 08:20:45
My Email:ahmedshabeel@hotmail.com
Where are you from?: Australia
Telephone: 03 94552630

Comments:
walaal assalaamu caleykum. Barasho wanaagsan marka hore .Walaal markaan furay bagekaada waxaan arkay masawirkaada iyo taarikh nololeedkaadii aad eyey ii farax galisy ,waayo ismalahan muuqaalkaade da;eed iyo waxaad qabatay ,wayna yartahay maanta nin da,daada oo kala ah oo qabtay intaad qabatay waana kuugu hambalyeynayaa ,waxaana ilaah kaaga baryayaa in uu dadaalkaada kula garab gakolo. Waxaan walaal ku xusuusinayaa in maanta aqoonyahanadii soomaaliyeed ay dhamaadeen loona b ahanyahay wax booskooda buuxiya.Walaal waxaan kaloo kuu dardaarmayaa cabsida ilaahey mar walba. Waxaan walaal aan kugu raacsanyn hadalkaadii ahaa Norway waa wadankeygii hooyo oo kale ,waayo aniga ma aaminsani wadan aan ahayn Soomaaliya inuu yahay wadankeenii hooyo waloow hayso hadaad rabtid toban dhalassho.



- 09/16/99 21:17:59

Comments:



Adan Abdiraxan - 09/16/99 21:17:01
My URL:http://Zürich
My Email:Swetzarlad@freesurf.ch
Where are you from?: Somalia
Telephone: 01/382 1348

Comments:
Maxamed waan kusalaamay waxaan jeclaalahaa inaan kula soo xiriro waxaana bilaabi rabaa home pege cusub



Adan - 09/16/99 21:05:41

Comments:



luul - 09/13/99 04:48:12
My Email:luulm@hotmail.com
Where are you from?: US/somali

Comments:
Hello bro, good job, i seey u photo you and u famil there is one gril i think i know here if she is the one her name is farhi ali, please give her my email luulm@hotmail thankx



- 09/13/99 04:43:53

Comments:



mogge - 09/07/99 02:53:01

Comments:



sadia - 09/07/99 00:05:02
Where are you from?: minnesota

Comments:
I just want say nice homepage and nice picuters bro.



Mohamed Mursal - 08/23/99 09:44:37
My Email:mursal31@hotmail.com
Where are you from?: Australia
Telephone: 98973802 or 0413117294

Comments:
walaal waad salaamantahay marka koobaad marka labaad waxaad aad iyo aad oogufaraxsanahay dadaalka aad samaysay dhinaca waxbarashadaada iyo dhinac walbaba waxaa kale oon kuu rajaynayaa in aad iloobina aakharo waxaan kunoolahay Autralia



Abdirisak A maohamed - 07/12/99 12:50:56
My URL:http://none
My Email:none
Where are you from?: Somalia
Telephone: oo4566103392

Comments:
Aaad iyo aad ayaad umahadsantahay sida aad u dadaasay . Noolashaadi u ghuma iyo dhanka waxbarashadaadi iyo dhanka qaab noololeedkaadi.




dick - 06/08/99 02:36:09
My URL:http://www.geocities.com/Eureka/Promenade/1661/
My Email:health2121@aol.com
Where are you from?: US
Telephone: (305) 386-3186

Comments:
are you interested in making money helping other people? If so, just check out my geo cities page. Questions? email me. Denise and Dick Johnson

sugulle ayan - 06/03/99 15:51:07
My Email:spiceworld83@hotmail.com
Where are you from?: india

Comments:
hi there! well i think u home page is a realy good and well set page.u have got the best home page i have seen so far.keep the good work up . sugulle ayan

icons/lines/blue_thin_line_2.gif" GBICON=1>
Faiza - 05/15/99 18:22:13
Where are you from?: Ceelbuur/U.S

Comments:
Walaalow homepagekaaga waa isku dhacaayaa, waxaana la sii yaabey sawirada marka aad reer london iskula jirtiin aan aad ugu helay runtii waan dad aan aqaan waa mahadsan tahay nabadey.

Yuusuf - 05/12/99 07:55:13
My Email:yuusufabdiqadir@yahoo.com
Where are you from?: Norway
Telephone: 91596731

Comments:
Waa kusalaamay sanbuusi.

- 05/11/99 10:50:33
My Email:yuusufabdiqadir@yahoo.com
Where are you from?: Norway
Telephone: 91596731

Comments:
Saaxiib sanbuusi salaanta ayaa kuula dhaafi waayay. Waa saaxiibkaa macoow oo wadaddegeneedeen Haldan. Haddana waxaa degenahay Oslo.Maixasuusankartaa aniga.

Leila elmi - 05/09/99 03:51:23
My Email:istarliinn@aol.com
Where are you from?: usa
Telephone: 919-544-5472

Comments:
waxaan aad iyo aad ugu farxasanahay in aan signgareeyo guesbookaaga walaalkiis. I'm really proud of you the way u dedicated in your history and also the way you educated your self too.

Mohamud Isse - 05/08/99 19:49:38
My URL:http://home.t-online.de/home/MIsse/baashe.htm
My Email:MIsse@t-online.de
Where are you from?: Germany
Telephone: ********

Comments:
Walaal iga raali ahaw waxaan khalad u qorey URL ka

Mohamud Isse - 05/08/99 19:01:19
My URL:http://home.t-online/home/MIsse/Baashe.htm
My Email:MIsse@t-online.de
Where are you from?: Germany

Comments:
Waxaa ku soo salaamaya Maxamud Ciise laga helo Jarmalka oo ku magac dheer Baashe..

Fardowsa - 05/04/99 14:37:05
Where are you from?: U.S.A

Comments:
Hi, bro i just can't tell u how wonderfull your homepage is, keep doing the hard work, i'm really glad u did this beautiful homepage, thanks and good luck bro.

- 04/21/99 08:15:23

Comments:


Ahmed M. Nur - 04/12/99 09:45:01
My Email:noor134@hotmail.com
Where are you from?: Somali ku nool Riyadh
Telephone: +966 1 458 0155

Comments:
Waxaan ku faraxsanahay in aad tahay wiil dhalinyar oo Soomaali ah kuna dadaalaaya waxbarashada. Dadaalkaada sii badi, waxaana rajeynaayaa in dhalinyaro kale kaa maseeraan kuna dadaalaan waxbarashada. Taas oo ah waxa ugu fiican ee beri wax ku taraaya. Aad iyo aad ayaan ugu farxay sida aad isugu taxalujisay isu geynta sawirada homepage-kaada ee Soomaaliya. mahadsanid, Axmedey

Faisa Jama - 04/11/99 17:38:33
My Email:p5shv@unb.ca
Where are you from?: Nothern of Somalia

Comments:
great job. by the way, how did you get the name samusi. ilove eating samosa (saanbuuse.

Prince Mawalik - 04/06/99 01:02:06
My Email:emprersallasie@hotmail.com
Where are you from?: Somalia, living in the states

Comments:
I would like to ask you something important about your adopted homeland.Please e-mail me .I will be waiting to hear from you , thanks.

munashaka - 03/11/99 02:11:36
My Email:shukriosman@yahoo.com
Where are you from?: seattle,washington.USA

Comments:
Walaal waxan galay homepage kaaga runtii waan ka helay wuxuuna i xasuusiyey baarubax oona aheyd dagmada aan ku koray, enkastoo aan maqlin qof reerbaarcaasho ah while iwas on the web, you are well organizated and i liked all the memorryable pictures. say h to everybody from baarcaasho,good-bye.....

Cali Macalin Xassan - 03/08/99 16:32:51
My URL:http://www.geocities.com/collegePark/Gym/3613
My Email:buur17@hotmail.com
Where are you from?: Dac, Ceelbuur
Telephone: 004586212902

Comments:
Waan ku salaamay waa cali macali xassan, waan ku salaamay homepagekaagu aad ayuu u qurxoon yahay. Waxaad ii soo sheegtaa home pageka albarakaat.

Mohamed Salad - 02/26/99 16:44:54
My Email:xpozed@hotmail.com
Where are you from?: London
Telephone: anonymous

Comments:
I am honoured to view a page that is briliiantly written, i am young somali student in the uk..... i was passing by your page, and glanced some pictures from somalia in your collection, i am very proud of you bro, even though i don't know you, at least i an say, you contributed a memorable pictures about home in my memories..... Well done bro, I have a page too.... i'll give it to you, so you can view it in your own free time.... www.geocities.com/Hollywood/Palace/5565 ... ok bro..... i'll leave you with pecial thanks!

Nashwa - 02/24/99 04:32:15
My Email:nashwa23@hotmail.com
Where are you from?: Florida,usa

Comments:
Fist of all nice homepage, i just wanted to say that bro keep up the good work so far u have done wonderfull job. The reason i'm writing this is i like your friend the light skin guy.....please hook up with him.....o.k that's my e-mail give.

Nashwa - 02/24/99 04:31:40
My Email:nashwa23@hotmail.com
Where are you from?: Florida,usa

Comments:
Fist of all nice homepage, i just wanted to say that bro keep up the good work so far u have done wonderfull job. The reason i'm writing this is i like your friend the light skin guy.....please hook up with him.....o.k that's my e-mail give that to him i' on sale right now

Quessvski - 01/30/99 20:45:07
Where are you from?: Somalia

Comments:
Otstanding page, Brother Keep up the good work,

Liibaan Cali Sheekhdoon - 01/26/99 08:16:49
My Email:sheekhdoon@yahoo.com
Where are you from?: Somalia, Finalnd
Telephone: 358-400-809566

Comments:
Walaal Maxamed ugu horeyn iga gudoon soomaalinimo oo qaali ah, salaan ka dib waxaan ku noolahay magaala madaxda Finland ee Helsinki, waxaana Soomaaliya aan ka degenaa Hawlwadaag agagaarka iskoolka xamarjadiid la oran jirey barasho wanaagsan, beyjkaaga aya n soo booqday ee walaal xiriiir wanaagsan. Sidaas iyo nabadgelyo

Liibaan Cali Sheekhdoon - 01/26/99 08:16:35
My Email:sheekhdoon@yahoo.com
Where are you from?: Somalia, Finalnd
Telephone: 358-400-809566

Comments:
Walaal Maxamed ugu horeyn iga gudoon soomaalinimo oo qaali ah, salaan ka dib waxaan ku noolahay magaala madaxda Finland ee Helsinki, waxaana Soomaaliya aan ka degenaa Hawlwadaag agagaarka iskoolka xamarjadiid la oran jirey barasho wanaagsan, beyjkaaga aya n soo booqday ee walaal xiriiir wanaagsan. Sidaas iyo nabadgelyo

Mohamed Abdulle - 01/24/99 08:11:43
My URL:http://meltingpot.fortunecity.com/braker/591/transp.htm
My Email:luul1@fcmail.com
Where are you from?: Canada

Comments:
Hi First of all, let me tell you that you have an incredible and awsome homepage. Some of your words also reminded me the kind of true Somali you are. Furthermore, you doing a great job and I will keep visiting your place. By the way, you look like someone I know; someone I use attend with Hawlwadaag or Ahmed Gurey School in my intermediate school. If you the person I think you are, Then visit my homepage at the above URL and let me know if we were bodies. In addition, you face really is very very very very v ry very very familiar!!!!!!!! Talk to you soon!!

AHMED HASSAN - 01/08/99 00:55:55
My Email:twoo_fine@HOTMAIL.COM
Where are you from?: OTTAWA canada
Telephone: (613) 741-1629

Comments:
walaal waxaan ka codsanya lacag,$500 OO DOLLOR. PLEASE HELP!! I'M A SOMALI STUDENT LIVING IN THE STREETS OF OTTAWA CANADA, I COULD REALY USE SOME HELP FROM BROTHERS LIKE YOU!! HELP HELP HELP!!!!!!!!!

- 12/18/98 03:58:57
fowzia - 12/18/98 03:56:16
My Email:itop@idirect.com
Where are you from?: canada

Comments:
saambusi waan ku salaamay aad ayaan ugu farxay waxbarashadaada fadlan dadaalkaga badi

super A. - 12/04/98 10:42:03
Where are you from?: Denmark

Comments:
Hallow walaal sambuusi waxaa ilatahay wiil aad waxbarshadiisa ugu dadadaalay ciyaala badan iyo dhalanyarobadan baafiicnanlahyd walaal ee aniga waxaan ogahay ani iyo saxiibahay waxbarashada baan kudadaalenaa mida kale barmamujkaga aad buu ufiicanyahay sidaas kuwad walaal macanow WISH YOU LUKE BYE

Mohamed Hassan - 11/24/98 08:33:03
My Email:hassan8@pacbell.net
Where are you from?: Somalia, living in San Diego, California.

Comments:
Salaan kadib, aad iyo aad ayaan ula dhacay qaab dhismeedka iyo sida aftahanka leh ee aad ugu qortay dhowr af page-kaaga. Runtii waana mid aan ku farxay maadaama aan ahay arday ku nool Mareykanka runtii waan jeclaystay guusha aad ka gaartay waxbarashaadaad i sanadkii 1996. Mar labaad halkaas ka sii wad hawsha wacan. Waan jeclaan lahaa inaad afka Norwayga kuugu qoro laakiin ma awoodo. Any way, I really liked your web site.

Hassan Ciid - 11/22/98 16:59:34
My URL:http://www.geocities.com/athens/2517/
My Email:hassanah@hotmail.com
Where are you from?: norway

Comments:
hello bro Sambuuse !!! Congratulations bro u have make a nice homepage and continue to build /\ |__| bye bro

mohamud hosh - 11/17/98 09:26:59
My Email:mhosh@hotmail.com
Where are you from?: Danmark

Comments:
Waan ku salaamay sanbusi, aad iyo aad ayaan ugu farxay home page-kaada quruxda badan hadaalin oo halkaa kasii wad


My Home Page | Visit HotSprings/Resort | Explore GeoCities | Get your own free homepage