Jeg blev uddannet fra mit hjem land som lærer, da jeg var færdig med gynasium. Det var 1984. Jeg arbejdede i en højskole ca.3. år. Derefter kom til et land, som hedder Danmark, og dit er faktisk mit anden land, selvom der er mange andres mening, som er mod mig. Jeg har lært mange ting her i danmark. Jeg har lært det dansk sprog og fik bevis. waxaan wax barashadeedii dhexe/ sare ku dhameestay waddankeeyga hooyo. Waxeeyne aheeyd marka aan dhameeyey wax barashada dugsiga sare 1984. waxaan shaqo kahelay ku meel gaar ahaan dugsi sare oo la yiraahdo 15ka maj. waxa eey qaadatay muddo la eg 3. sano. Markaas kadib waxaan imaaday waddan layirahdo Danmar, runtii waxaan dhihi karaa, waa waddan keeygii labaad, marka laga eego dhan waxbarashada, laakiin xagga diinta waligiis manoqonkaro waddankeeygi 2aad, illaa inuu ilaaheey kadhigo mooyee.